Horumaro dhanka dhismaha Kaabayaasha dhaqaalaha Oo laga dareemayo Degmada Xudur.

0
24

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool waxaa ka jira Hormaro dhinacayo badan Taabanaya kuwaasi oo sababteeda iska leeyihin qeybaha kala duwan Bulshada iyo Maamulka Degmada iyo Gobolka.

Waxaa jira dhismooyiin kala duwan ee laga wado Wadooyinka qaar ee Degmada iyo Buundoyin la saarey Goobaha ay Xili Roobaadka biyahooda badan yihin ee aan ulshada u gudbi Karin xaafadah qaar ee magalada.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya