Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Warciise waxaa uu ka mid yahay Deegaanada dhaca bariga Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle waxaa uuna sameeyay Horumaro kala duwan mudooyinkii ugu dambeeyay.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya