Horumar dhanka ganacsiga oo laga dareemayo Magaalada Baladweyne.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhaqdhaqaqa ganacsiga Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ah mid soo hagagayo kadib markii la qaaday isbaarooyin ooli jiray wadooyinka muhiimka ah ee soo galo Magaalada.

Ganacsiga noocyadisa kala duwan ayaa ah mid sidii la rabay u shaqeeyo kadib markii ay mesha ka baxeen xirnaashiyaha oo sababi jiray in ganacsatada ay qiimaha adeegyada ay bulshada ka iiibiyaan kordhiyaan maadama iyaga laga qaadi jiray lacago dheeri ah.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa