Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa laga dareemayaa Horumar balaaran oo dhanka Ganacsiga ah.
Gancsiga hada ka jiro Degmada ayaa markii hore loo doonan jiray magaaloyinka kale ee dalka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa