Haweenka deegaanka Dhoobley oo ka qeyb qaadanyo hormarinta Bulshada

0
186

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Haweenku waxa ay kaalin Mug leh kaga jiraan hormarka bulshada sida, daryeelidda  iyo kobcinta nolosha qoyskooda, Waxaana Sidoo kale dumarku ay laf dhabar u yihiin arrimaha guud ee bulshada tusaale ahaan Caafimadka iyo waxbarashada.

Xamdi Sugow Lamaane ayaa ka warramaysa