Hooyooyinka Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay oo loogu Baaqay in ay kala koriyan Caruurta.

0
167

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-kala Korinta Caruurta ayaa qeyb muhiim ah ka qaadata marka ay Hooyada qaado Uur isku nuug ah, koobaha caafimaadka soomaaliya ayaa xiligan laga helaya kaniinka kala dhereynta iyo dawooyin lagu talagalay marka Hooyada iyo Aabaha ay ka tashtan arimaha la xiriira kala korinta caruurta.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya