Hooyooyinka ku nool Dhoobley oo Loogu Baaqay Kala korinta ubadka.

0
26

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-kala korinta Carruurta ayaa muhiim u ah Hooyada iyo Caruurta Caafimaad ahaan iyo jir ahaan intaba waxaana Hooyada u sahlan in ay kala koriso Carruurta sida ay qabaan Dhaqaatiirta.

Hooyooyinka Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa lagu booriyay inay kala koriyaan ubadka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa