Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenayda ayaa la isku raacsan yahay inay tahay qofka ay ka saarantahay masuuliyadu howsha guriga gudihiisa Iyo hagaajinta howlaha guriga.
Waana wax marki si loo’eego gabdhuhu ka dhaxlaan Hooyooyinkood marka ay yar yar yihiin la baro qabashada howlaha guriga Ilaa gabadhu ay la wareegto masuuliyada reerka oo idil Taana waxaa ay wax badan ka caawisaa gabadha marka laguursado oo loo galbiyo aqalkii ay lahayd.
Balse mudooyinkii danbe waxaa soo badanayay caqabadaha burburka qoyska inay qayb ka noqoto gabadha oo aan garaneyn maamulida guriga.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa