Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxaa ku nool dad badan oo danyar ah oo siyaabo kale duwan ku soo dhacsado Nolal malmeedkooda kuwaasi oo qabta Shaqooyin ay si maalin la ah uga raadsadaan noloshooda.
Qaar kamid ah hooyooyiinka ku nool Magaalada Dhoobley ee iibya cawska ayaa kawarbixiyay sida ay noloshooda uga maareeyaan ka ganacsiga cawska.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan inooga diyaarisay