Hooyooyin ku nool Bladweyne oo ku dhiraaday in ay waxbarashada dib ugu laabtaan

0
64

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inkastoo ay Haweenka intooda badan xiliga guurka ka dib ay ka haraan waxbarashada sababa la xiriira caqabado uga yimaada seeygooda iyo shaqada guriga oo isbiirsaday ayaa hadana waxaa jira haween kale oo ku nool Magaalada Baladweyne kuwaasi oo ku dhiiraday ineey waxbartaan iyagoo Hooyooyin leh caruur iyagoo oo hada maraya heerka 1 aad ee waxbarashada jaamacada.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya