Hooyooyiinka Sariibada Magaalada Boorama oo la barayo Akhriska iyo Qoraalka.

0
29

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Asma Cabdi Nuur oo kamid ah gabdha waxbartay ee ku nool Magaalada Boorama ayaa isku xilqaantay inay waxbarto haweenka ku ganacsado sariinada weyn ee Magaalada Boorama kuwaas oo ah haween aan wax qorin waxna akhrinin.Asma ayaa iskuxilqaantay in haweenkan ay barto akhriska, qoraalka iyo xisaabta.

Asma oo warbaahinta la hadashay ayaa kawarbixisay goorta ay bilawday waxbaridda haweenkan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa