Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyo Sangaabo Cali Maxamad waa hooyo Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Garowe isla markaana ku dhiiratay ineey nolosha 9 caruur ah oo ay dhashay ka maareeyso iibinta cadayga.
Cadaygan ayeey ka keenta deeganada hoosyimaada magaalada Garoowe iyadoo geeysa meelaha dadku u badanyihiin si looga iibsado.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya