Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Waa dhif iyo naadir in lahelo Dumar kushaqaysta xirfada Baabuur wadida,Hooyo Deeqo Ibrahim waa Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Magalada Dhoobley ee Gobolka Jubda Hoose, waxa ay nolosheeda iyo taqoskeeda ka maareysa Wadista Gaadhiga loo yaqaano Tagsiga.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya.