Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Muufada waxaa ay kamid tahay cuntada dadka somalida sida gaarka aya u leeyihiin, Zamzam Abdullahi Maxamed waa hooyo soomaaliyeed oo ku nol magaalada dhoobley ee gobolka jubbada hose waxa ay karisaa muufada oo ay nolol maal-meedkeeda iyo tan qoyskeedaba kasoo saartaa.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan inooga diyaarisay