Hooyo nolosheeda iyo ta qoyskeeda ka maareysa iibinta cawska.

0
220

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hooyo Fadumo Axmed oo kamid ah Hooyooyinka Deegaanka Dhoobley ayaa waxey nolosheeda iyo tan qoyskeedaba ka maareysaa iibinta Cawska taasi oo ay sheegtay in ayna nolol maal-meedka qoskeeda ku filneyn islamarkaana waxa ay umada Soomaaliyeed ka codsatay in la caawiyo.

Xamdi Sugow Lamaane.ayaa warbixintan ku eegeysa.