Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hooyo Barni Cali Isaaq oo kamid ah Hooyooyinka ku nool Deegaanka Dhoobley ayaa nolosha qoyskeeda ka maareysa iibinta jaalatada iyadoo codsatay in la Caawiyo maadamo ay sheegtay in ay ku filneyn Nolosha qoyskeeda waxa ka soo baxa iibinta Jaallatada.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa