Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Laylo Mursal Xasan oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Dhoobley islamarkaana nolol maalmeedkeeda Carruurteeda ka maareysa abqada ay xoolaha cunaan oo ay kasoo gurto duleedka Magaalada ayaa kawarbixisay xaaladeeda nololeed iyo sida ay uga maareyso nolosha ubadkeeda abqada taasi oo ay u iib keento Magaalada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa