Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyo faadumo Cabdi Maxamed oo kamid ah Hooyooyinka ku nool Magaalada Baladaweyne ayaa wax ay la timid fursad gancasi taasoo ah oo iibinta Doorada iyo ukunteeda iyadoo nolosha reerkeeda ka dabarto ganacsigaan.
Hooyo faadumo Cabdi Maxamed ayaa wax ay ku iibsaa Doorada iyo ukunteeda Gurigeeda oo kuyaalo xaafadda Buundaweyn ee Magaalada Baladawyne waxaana inta badan ka iibsada oo gurigeeda ygy tago bulshada Magaalada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya