WARARKA Hoos u dhaca ku yimid Qiimaha Khudaarta Suuq-yada Magaakada Kismaayo. By admin - January 12, 2023 0 127 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqyada Lagu gado khuudaarta nocyadeeda kala duwan ee magalada kismaayo ayaa waxaa laga dareemayaa Hoos u dhac xooggan oo ku yimid qiimaha La kala siisto Khudaarta. Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/01/Warka-Naxwo-ee-Hoos-u-dhaca-ku-yimid-Qiimaha-Khudaarta-Suuq-yada-Kismaayo.mp3