Hoos u dhaca balaaran oo ku yimid qiimaha la iibiyo daawooyiinka beeraha Baladaweyne.

0
9

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqayada lagu iibiyo Daawooyiinka Beeraha ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemayaa hoos u dhac balaaran oo ku yimid qiimaha la iibiyo.

Daawooyiinka hoos u dhaca ku yimid ayaa waxaa kamid ah Cagaarisada , Cows dilaha, iyo kobcisada waxaa sababay iibsigoodii oo yaraaday maadaama Beeraleeyda iibsan jirtay aysan tacbin beeraha saddexdii bilood uu dambaysay taasi oo keentay dib u dhaca ku yimid roobka.

Maxamed Cali Samow.fah-faahinaya