Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qudaarta kala duwan ee lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa la sheegaya in ay hoos u dhac ku yimid taasi oo loo sababeynaya kadib markii Suuqyada si aad ah ay usoo garayaan.
Qaar kamid ah dadka iibiya qudaarta ayaa sheegay in hada laga helaynin lacagtii bilooyinkii la soo dhaafay laga heli jiray madaama hada si raqiis ah ay ku soo dejistaan ganacsatada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa