Hoos u dhac laga dareemayo Qudaarta lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Balanbale

0
156

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili lagu guda jiro Tobankii dhexe ee Ramadaan ayaa waxaa Suuqyada Magaalada Balanbale ee Gobalka Galgaduud ku yimid hoos dhac dhinaca Khudaarta ah taas oo Bulshadu si Weyn uga faa’iideysatay.

Qiimaha Jaban ee lagu kala iibsanayo Khudaarta kala duwan ee soo Gaadha Degmada Balanbale ayaa timid kadib markii Sanadkan Suuqyada Khudaarta ee Balanbale ay soo galeen Khudaar aad u badan oo katimid Gobalka Hiiraan iyo Qeybo kamid ah Waqooyiga Gobalka Galgaduud.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya