Hoos u dhac laga dareemayo Qiimaha Yaanyada lagu iibiyo Suuqyada Jowhar.

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha lagu iibiyo Yaanyada Suuqayada Magaalada Jowhar Xarunta Gobolka Shabeelada dhexe ayaa waxa laga dareemayo hoos udhaca balaaran ka dib markii ay xirantay Wadda Xiririsa Jowhar iyo Balcad gaar ka mid ah Ganacasatada Jowhar ayaa waxay ka hadleen isbadelka Yaanyada ee hoos u dhacday.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya