Hoos u dhac ku yimid qiimaha lagu iibsado dharka Hudheeyda ee Magaalada kismaayo.

0
89
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilli lagu guda jiro 10-ka dambe ee bisha barakeysan ee Ramadaan oo maalmo qura ay ka harsan tahay munaasabadda Ciidul Fidriga waxaa hoos u dhac weyn laga dareemayaa qiimaha la iibiyo dharka loo yaqaano Hudheyda.
Dadka iibiyo dharka Hudheyda oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu hoos u dhacay ganacsigoodii islamarkaasina ay dadku wax ka iibsanayaan suuqa lagu iibiyo dharka aan Hudheyda eheyn ee loo yaqaano bacadlayaasha.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa