Hoos u dhac ku yimid Qiimaha lagu iibiyo Xoolaha Degmada Buulo-burde.

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qiimaha lagu kala iibsado xoolaha kala duwan ee suuqyada Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan ayaa hoos u dhac ku yimid ka markii ay xoolaleyda suuqa keeneen xoolahoodii oo soo saameeyey Abaarta iyo colaada ka jirta deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya