WARARKA Hoos u dhac ku yimid qiimaha kaluunka lagu iibiyo suuqyada malaayga ee Muqdisho. By admin - December 10, 2022 0 137 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hoos u dhac ayaa ku yimid qiimaha kaluunka lagu iibiyo suuqyada malaayga ee Muqdisho kadib markii kaluumeysatada ay bada ka heleen kuluun badan. Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/12/Warka-samow-hoos-u-dhac-ku-yimid-qimaha-kalunka-ee-magaalada-muqdisho.mp3