Hoos ku Yimid Ganacsiga Suuqayad Magaalada Jowhar.

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tan iyo markii uu wabiga shabeelle fatahaad ka geystay Magaalada jowhar iyo tuulooyinka hoostaga ayaa waxaa kajiray magaaladaasi hoos u dhac ku yimid ganacsiga lagu iibiyo suuqyada magaalada jowhar.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya