Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Xilligani degaano badan oo ka tirsan dawlad goboledka galmudug ay ka taagantahay caqabad ka dhalatay is badalka cimilada iyo saamaynta deegaanka ay ku yeelatay meelaha qaarna dadkii daganaa ay uga barakaceen bacaad xoogan iyo roob yari Gudoomiyaha ururka horseedka hormarka Gobolka Mudug oo ah urur ay ku midaysanyihiin dhalinyaro aqoonyahano ah oo iyagu is xilqaamay islamarkana u istaagay qurxinta deegaanka iyo ka hortagista xaalufka dhirta waxa ay sheegeen in ay laba jibaari doonaan qorshahoda ku aadan cagaarinta Gobolka Mudug.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa