Hoggaanka sare ee ururka horseedka horumarka Gobolka Mudug oo maamulka Galmudug ugu baaqay wax ka qabashada xaalufinta dhirta.

0
89

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Deegaano badan oo ka tirsan Gobalka Mudug ee Dowalad Goboleedka Galmudug ay ka socoto Jarista dhirta ama xaalufinta Dhirta islamarkaana ay dadka Deegaanka cabasho ka muujiyeen ayaa ururka horseedka horumarka ee Gobolka Mudug oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay wacyi galin xoogan ay ka bilaabeen qaar kamid ah Deegaanadaasi.

Khadar Axmed Salaan