Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu hogaaminayay Guddoomiyaha Degmada Degmada Guriceel Faarax Cabdi Macalin islamarkaana u qeyb ka ahaa ku xigeenka Degmadaasi Shaafici Jaamac Cabdi iyo Xildhibaan Mursal Maxamed Yuusuf oo kamid ah xildhibaanada Maamulka Galmudug iyo Agaasimayaal ka tirsan Degmada Guriceel ayaa gaaray Deegaanka Laan-ham-boohi.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarmaya