Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee dowlad-goboleedka Hirshabelle, Marwo Iqro Cumar Maxamed, ayaa ka warbixisay doorka wasaaraddu ka qaadato horumarinta iyo dhiirrigelinta ka qaybgalka haweenka ee siyaasadda.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya