Hirshabelle oo sheegtay in ay waddo dadaalo lagu horumarinayo kaabeyaasha dhaqaalaha.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Maamul Goboleedka Hirshabeelle, Cabdirisaaq Xasan Cali ayaa sheegay in Wasaaraddu ay wado qorsheyaal horumarineed oo ballaaran kuwaasoo lagu kobcinayo ganacsiga gudaha iyo horumarinta Warshadaha ka jira Gobolka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa