Hirshabelle Oo Go’aano Kasoo Saartay Xaalufinta Kalluunka.

0
34

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agasimaha Wasaarada Kalumeysiga & Qeyradka Bada Mudane Nuur Sharif Gacal Oo Ka Hadlaya Ahmiyada Qeyraadka Badda & Ilaalinta Noolaha Ku Jira Ayaa Ugu Baaqay Dhamaan Kaluumeysatada In aay Ilaaliyaan Nidaamka Kaluumeysiga Iyo Badqabka Noolaha ku nool Badda sidoo Kalana la yareeya Xaalufka Qeyradka Badda.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya