Hirshabelle oo Cara-tuur ka sameysay Webiga Shabeelle Deegaano Hoos taga Jowhar.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabeelle oo mudooyinkii dambe waday dadaalo xooggan oo lagu cara-tuurayay goobaha laga cabsi qabo inuu wabiga Shabeelle fatahaad ka sameeyo ayaa cara-tuur ku sameesay jiinka wabiga Shabeelle qeybta uu ka maro Deegaanka Mooyko oo hoos yimaada Magalaada Jowhar.

U jeedada ugu weyn ee cara-tuurka Wasaarada Beeraha ayaa ah in la xakameeyo khataraha ka dhasha fatahaadaha, lana badbaadiyo bulshada Deegaanada iyo hantidooda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa