Hirshabeelle oo wadda qorshe lagu Horumarinayo Magaalada Jowhar.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda goboleedka Hirshabeelle, Nuur Xasan Muuse, ayaa hadlay qorshaha horumarinta Degmada Jowhar iyo in la xoojiyo wadatashiyada bulshada.

Waxaa uu tilmaamay in qorshaha noocan oo kale ah uu kaalin weyn ka qaadan doono isku xirka bulshada, kor u qaadista adeegyada Degmada, iyo xaqiijinta horumarka lagu saleeyo baahiyaha dhabta ah ee dadka Deegaanka.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya