Hirshabeelle oo Wadda Qorshe Lagu dhisayo Garoonka kubbada Cagta Jowhar.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mahad Axmed Calisow oo ah ku xigeenka Agaasimaha Madaxtooyada Hirshabeelle ee dhanka warbaahinta iyo xiriirka bulshada oo wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta ayaa sheegay in qorshayaasha dhow ee Wasaaradda dhalinayarada iyo Cayaaraha Hirshabelle ay wado ay ka mid tahay dhismaha Goroonka kubada cagta Shoongale ee Magaaladan Jowhar kaasi uu sheegay in qiimyn iyo nashqadeentisaba ayso idlaatay dhowana la filayo in la dhagax dhigo.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya