Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa bilaabay dadaallo ballaaran oo looga hortagayo fatahaadaha Wabiga Shabeelle, kuwaas oo sanadihii dambe si joogto ah u saameeyay magaalooyin iyo tuulooyin badan, gaar ahaan Jowhar iyo baladweyne.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa