Hirshabeelle oo Sheegtay In ay hirgalin doonto xarumo lagu xanaaneeyo dadka dhimirka ka xanuunsan.

0
132

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimadka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Waxaa ay Sheegtay In ay hirgalin doonto xarumo lagu xanaaneeyo dadka dhimirka ka xanuunsan madama Magaalada Jowhar uu ku yaryahay xarumaha dadkaasi Lagu xanaaneeyo.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramaya