Hirshabeelle oo loogu baaqay in adeegyo waxbarasho geeyso Deegaanada Miyiga.

0
61

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashadu waa aas-aaska Horumarka bulshada Bulsho kasta oo dooneysa horumar waa inay mudnaanta koowaad siisaa tayeynta iyo kor u qaadidda waxbarashada.

Inkastoo ay sii kordhayaan goobaha wax lagu barto hadana waxaa jira, caqabado badan oo la xiriira tayada waxbarashada, helitaanka adeegyo waxbarasho, gaar ahaan Deegaanada Miyiga oo ay ka jirto caqabadaha ugu badan oo ay ku yar tahay adeegyada Waxbarasho.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa