Hirshabeelle Oo Laga Codsaday in Fursado Shaqo ay u Abuuran dhalinyarada.

0
129

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada ku nool Magaalada jowhar oo la hadlaya maamulka Hirshabeelle ayaa siwayn uga hadlay caqabadaha ka taagan dhanka ganacsiga iyo kaalinta dhalinyarada ay ka sameeyn lahayeen.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya