Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Dib u-heshiisiinta Dowladda Hirshabelle iyo Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ku guuleystay in xabad joojin la kala dhex dhigo Beelo walaalo ah oo ku dagaalamay Tuulooyin hoost aga Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabellaha Dhexe.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya