Hirshabeelle oo Heshiis Nabadeed Dhex Dhigtay Beelo Wada Dega Jowhar.

0
78

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo kan Degmada Jowhar ayaa Waxa ay xaliyeen khilaaf udhaxeeyay labo beelood ku waas oo dega tulooyinka Baarow weyne iyo Mareerey.

Fardowsa Axmed Salaan.ayaa kawarameysa