Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan looga hadlayay dadka ay saamaynta ku yeelatay Fatahaada ka dhacday tuulada baareey kuwaasi oo ka barakacay guryahooda iyo sido kale dadka ay ka baaba’een beeraha ayaa waxa uu ka dhacay xarunta Wasaaradda beeraha iyo waraabka Hirshabelle waxaana soo qaban qaabisay Wasaaradda beeraha.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa