Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo laga cabsi qabo inuu fatahaad sameeyo wabiga Shabeelle qeybta uu kamaro Degmada Balacd ayaa waxaa maanta kormeer ku tagay lataliyaha Dowlada Hirshabelle dhanka Deegaanka ayaa si gaar ah u booqday wabiga shabeelle qeybta uu kamaro Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelada dhexe.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya