Hirshabeelle oo dhagax dhigtay Aargo cusub oo kala qeybin doonta Banaadir iyo Shabeellaha dhexe.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir dowlaha wasaaradda arimaha gudaha maamulka Hirshabeelle maxamuud Axmed Gacal oo ay wehliyaan gudoomiyaha gobolka shabeellaha dhexe iyo kan degmad Balcad, xildhibaano ka tirsan hirshabelle ayaa  dhagax dhigay aargo u dhaxeyn doonta gobollada shabeellaha dhexe iyo Banaadir.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya