Hirshabeelle oo Degmada Balcad ka daah-furtay dhismaha golaha Deegaanka.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa hoolka shirarka iyo kulamada Maamulka Degmada Balcad ka qabsoomay Munaasabada daahfurka Hanaanka dhismaha golaha Deegaanka Degmada Balcad waxaana kaso qayb galay bulshada qaybaheeda kala duwan Maamulka Degmada iyo masuuliyiin isugu jira Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan labada Gole ee baarlamaanka Dowlada Hirshabelle iyo Guddoomiyaha Shabellada dhexe.

Ugu horeen waxaa madasha ka hadlay ugaaska guud ee Degmada Balcad Maxamed Wali iyo Guddoomiye ku xigeenka ururka Haweenka Maamulka Degmada Balcad.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa