Hirshabeelle oo biyaha fatahaadaha ka saaraysa waddada xiriirisa garoonka diyaaradaha iyo Jowhar

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda beeraha iyo waraabka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa kormeer indha-indheyn ah ku tagay deegaano ay saameeyeen biyaha fatahaada wabiga Shabeelle taasoo saameyn u geysatay beeraha lix iskaashato beeraley ah, barakiciyeyna qoysas daganaa deegaanadaasi islamarkaana hakiyey isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya