Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynya Musiibooyiinka Hirshabeelle ayaa Magaalada Jowhar ku qabatay kulan looga tashanayay sidii loogu gurman lahaa qoysas ay abaartu sameysay.
Shirka inta uu socday ayaa waxaa lagu lafa guray in gurmada lala gaaro qoysaska soo barakacay iyadoo Wasaaraddu ay sheegtay inay suurtagal tahay in ay kordhaan qoysaska kasoo barakacaya Deegaanada Dowlad Goboleedka Hirshabeele.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya