Hiirshabelle oo ku Guuleystay in ay Xirto Fatahaad uu sameeyay wabiga Shabelle.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wabiga Shabelle ee mar tuulada baarey oo hoos tagta Magaalada Jowhar ayaa ku fatahay tuladasi taasi oo sababtay khasaare baaxad leh oo gaaray Gabi ahaanba dagalayadii u beeranaa sanadkan dadka beerleyda ah.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya