Hey’adda Maareynta musoobooyinka qaranka oo lawareegtay Deeq gargaar ah.

0
82

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlada imaaraadka carabta ayaa maanta hay’adda maareynta musiibooyiinka qaranka somaaliyeed ee sodma waxey dakadda weyn ee muqdisho ugu wareejisay deeq gargaar ah oo ka dowlad ahaan uga qeyb qaadanayaan gurmadka loo sameynayo shacabka somaliyeed ee haatan wajahaya xaaladaha bini’adanimo ee kajira gudaha dalkeena.

Gudomiyaha hay’ada maareynta musiibooyiinka qaranka maxamudmacalin cabdile ayaa u mahad celiyay dowlada imaaraadka carabta isagoona islamarkana sheegay inay gaarsiin doonan dadkii loogu talagalay.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah faahinaya